HEADLINES:

Topnews:-Somaliland oo aqoonsi ku raadineyso qaraxyadda Muqdisho ?

0
Wednesday February 03, 2016 - 02:51:08 in Articles by Super Admin
  • Visits: 8407
  • (Rating 5.0/5 Stars) Total Votes: 1
  • 4 0
  • Share via Social Media

    Topnews:-Somaliland oo aqoonsi ku raadineyso qaraxyadda Muqdisho ?

    Waagacusub.info- Sirdoonka Dowladda Federalka Somalia ayaa sheegay iney sanado badan kadib ogaadeen in qaraxyadda iyo dilalka Muqdisho laga soo abaabulo Magaalooyinka Hargeysa iyo Burco ee Waqooyigga Somalia.

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Waagacusub.info- Sirdoonka Dowladda Federalka Somalia ayaa sheegay iney sanado badan kadib ogaadeen in qaraxyadda iyo dilalka Muqdisho laga soo abaabulo Magaalooyinka Hargeysa iyo Burco ee Waqooyigga Somalia.

"Labadii nin ee soo abaabulay weerarkii lagu xasuuqay rayidka Soomaaliyeed ee ka dhacay Xeebta Liido waxeey noo sheegeen in laga soo diray Hargeysa,waxaana socota baaris laakiin sanado badan kadib waxaan xaqiijinay in maamulka Somaliland ka dambeeyo qaraxyadda iyo xasilooni daradda Muqdisho maxaa yeelay waxeey doonayaan in Caalamka aqoonsado”ayuu yiri Sarkaal ka tirsan Hay’adda Sirdoonka Somalia ee NISA oo la hadlay Waagacusub.

Dowladda Federalka Somalia ayaa xasuuqii Liido ka dhacay 21-kii Janaury 2016 kadib waxeey cadaadis xoogan saartay Maamulka Somaliland iyadoo mamnuucday duulimaadyadii isaga kala gooshi jiray gudaha Somalia ee tegi jiray Hargeysa iyo Berbera.

Inkastoo dad badan horsy u aaminsanaayeen in Hargeysa laga soo abaabulo qaraxyadda ka dhaca Koofurta Somalia hadana  waxaa Muqdisho ka biloowday shirar is daba jooga oo Beelweynta Hawiye uga arrinsanayaan sideey uga jawaabayaan weeraradda laga soo abaabulo Hargeysa ee waxgaradkoodii iyo Caruurtoodii lagu dhameeyay.

Diyaaradda Daallo Airlines oo  u kireeysan ganacsato u dhashay Somaliland  ayaa qarax weyn gilgilay shalay 2 Febraury 2016 xilli ay ka kacday Garoonka Muqdisho taas oo shaki badan dhalisay .

By Dahir Alasow

Share on Social Media

Topnews:- Wasiirka Warfaafinta oo sheegay in xilka qaadistii Agaasimeyaashii SNTV iyo Radio Muqdisho yahay Amar Madaxweyne iyo dagaal u dhaxeeya Damujadiid iyo Aala Sheekh

Waagacusub.info - Wasiirka Warfaafinta Mohamed Hayir Maareye ayaa sheegay in xilka qaadistii lagu sameeyay Agaasimeyaashii SNTV iyo Radio Muqdisho uu yahay amar ka soo baxay Madaxweyne xasan Garguurte kaas oo salka ku haayo dagaalka u dhaxeeya Damujadiid iyo Aala Sheekh. Full Article

 

Topnews:-Qoysaskii ugu badnaa ee beesha Ceyr Habargidir oo Muqdisho laga barakiciyay ?

Waagacusub.info- Laba boqol iyo lixdan qoys oo u dhashay beesha Ceyr Habargidir ayaa xoog lagu burburiyay guryahii ay deganaayeen ee ku yiil degaanka Zone K Muqdisho kadib markii uu sidaas amray Madaxweyne Garguurte. Full Article

 

Video Fadeexo: Agaasimaha Canshuraha Muqdisho Muxyadiin Jurus oo Facebook lagu faafiyay isagoo naag la raaxeeysanaa

Waagacusub.info - Agaasimaha Canshuuraha Berrigga Dowladda Federalka Somalia Muxudiin Jurus oo loo yaqaan sidoo kale Muxudiin Saabeey ayaa wajahay fadeexad weyn kadib markii baraha Facebook iyo Youtube lagu faafiyay Video muuqaala isagoo la raaxeeysanaa gabadh Muqdisho laga wada yaqaan. Full Article

 

Sir culus : Al-Shabaab oo weeraro la damacsan Muqdisho -bartilmaameedyo.

Ila wareedyo muhiima ayaa Waagacusub u sheegay iney Argagixisada Al-Shabaab qorsheeynayaan weeraro halis badan oo ay ku bartilmaameedsanayaan Xarumo gaara. Full Article

 

Daawo Xisbiga Daljir oo dhoolatus ka sameeyay Muqdisho oo la mooday iney dibadbaxyo waaweyn ka jireen

XISBIGA DALJIR OO MAANTA SANAD JIRSADEY, XAFLAD WEYNNA KU QABTEY MAGAALADA MUQDISHO Full Article

 

Somalia: Underage minority girl raped and knifed as video showed

Waagacusub.net - A group of boys raped a young underage girl from minority subclan by cutting her with knife and threatening her to kill.

Somalia ends 2016 with gloomy record of repression against journalists, says NUSOJ

Deadly attacks on reporters and their news outlets as well as a government campaign of repression under a new media law marked 2016 in Somalia, reinforcing a dangerous climate of impunity toward the news media, says the National Union of Somali Journalists (NUSOJ).

Somalia: Welcoming new Federal Parliament, Ban urges completion of electoral process

United Nations Secretary-General Ban Ki-moon has welcomed the inauguration of the new Federal Parliament of Somalia on 27 December and warmly congratulated the people of Somalia on this historic achievement in their quest for universal suffrage by 2020.

Somali journalists on Lesbos hope for the best — asylum in Europe

Journalists aren't allowed inside Moria refugee camp on the Greek island of Lesbos. So, I probably never would have met Kamal Hassan if it hadn't been for the fire.

Somalia: Elections for the House of the People commences in Banadir region

Two candidates were voted to the House of the People as the electoral process for Banaadir region started today.

Donald Trump begins overhaul as first executive orders signed

Donald Trump has taken his first steps as president, signing an executive order which targets the signature health care reforms of his predecessor. Full Article

 

Italy school bus crash and fire leaves 16 dead

A bus carrying schoolchildren has crashed and caught fire in northern Italy, killing at least 16 people, emergency officials say. Full Article

 

China's GDP Growth rate % (inflation adjusted)

China is the world's second-biggest importer of both goods and commercial services, meaning its economic performance has a big knock-on impact around the world. Full Article

 

Somalia: Underage minority girl raped and knifed as video showed

Waagacusub.net - A group of boys raped a young underage girl from minority subclan by cutting her with knife and threatening her to kill. Full Article

 

Somalia ends 2016 with gloomy record of repression against journalists, says NUSOJ

Deadly attacks on reporters and their news outlets as well as a government campaign of repression under a new media law marked 2016 in Somalia, reinforcing a dangerous climate of impunity toward the news media, says the National Union of Somali Journalists (NUSOJ). Full Article

 

Somalia: Underage minority girl raped and knifed as video showed

Waagacusub.net - A group of boys raped a young underage girl from minority subclan by cutting her with knife and threatening her to kill. Full Article

 

Somalia: Welcoming new Federal Parliament, Ban urges completion of electoral process

United Nations Secretary-General Ban Ki-moon has welcomed the inauguration of the new Federal Parliament of Somalia on 27 December and warmly congratulated the people of Somalia on this historic achievement in their quest for universal suffrage by 2020. Full Article

 

MOG-AID-ISSUE Fears Britain's £500 billion donation to Somalia could be misused by terrorists or criminal gangs

A leaked document revealed that parts of the country are still insecure Full Article

 

Daawo Hodan Cabdiraxman iyo Mursal Muse oo soo saaray hees la yiraa Jaceyl Mira dhalay HABIQLEYSO

Daawo Hodan Cabdiraxman iyo Mursal Muse oo soo saaray hees la yiraa Jaceyl Mira dhalay HABIQLEYSO Full Article

 

Dhageyso fadeexo Masuul ka tirsan guddigga doorashadda Qaranka oo sheegay ineysan aqoon sababta loo magacaabay iyo waxeey qabanayaan ?

Dhageyso fadeexo Masuul ka tirsan guddigga doorashadda Qaranka oo sheegay ineysan aqoon sababta loo magacaabay iyo waxeey qabanayaan ? Full Article