HEADLINES:

Topnews:-Dowladda oo xanibtay booqashadda Website-yada ugu caansan Somalia laakiin fasaxday kuwa Al-Shabaab .

0
Sunday February 21, 2016 - 07:04:46 in Articles by Super Admin
  • Visits: 8439
  • (Rating 5.0/5 Stars) Total Votes: 3
  • 7 3
  • Share via Social Media

    Topnews:-Dowladda oo xanibtay booqashadda Website-yada ugu caansan Somalia laakiin fasaxday kuwa Al-Shabaab .

    Dowladda Somalia ayaa xanibtay booqashadda Internet-ka 31- ka mida Website-yadda ugu caansan Somalia kadib markii ay todobaad ka hor soo saartay amar ay ku sheegtay in lagu mamnuucay booqashadda 35 Websites oo kuwa Al-Shabaab ka soo dhex muuqdeen.has

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Dowladda Somalia ayaa xanibtay booqashadda Internet-ka 31- ka mida Website-yadda ugu caansan Somalia kadib markii ay todobaad ka hor soo saartay amar ay ku sheegtay in lagu mamnuucay booqashadda 35 Websites oo kuwa Al-Shabaab ka soo dhex muuqdeen.hasse yeeshee amarkooda ma aheyn mid Maxkamad soo xukuntay oo sharciya.

"Waxeey nagu noqotay la yaab in la xayiro Website-yadda madaxabanaan ,lana dhaafo kuwii Al-Shabaab” ayuu yiri Xildhibaan ka tirsan Baarlamaanka Somalia oo la yiraa Abdullahi Jama Kobaweyne.

Shirkadaha bixiya Internet-ka ee Muqdisho ayaa Dowladda Somalia u sheegay ineysan xanibi karin booqashadda Website-yadda Al-Shabaab leeyihiin laakiin ay xirayaan kuwa kale ee madaxabanaan.

Warqaddo ay soo saareen Wasiirka Amniga Abdirizak Omar ,Taliyaha Nabadsugidda iyo Sirdoonka Somalia Abdirahman Tuuryare ayaa loo geeyay Shirkadaha Internet-ka Muqdisho,waxaana lagu amray iney block gareeyaan Website-yo ay ka mid yihiin Waagacusub.com,Kacaan.com ,Raadraac.net iyo Curubo.com.

"Ujeedka guud wuxuu yahay in la xanibo booqashadda Waagacusub ee Muqdisho,waxaana arrintaas lacag ku bixiyay Shirkad argagixisada Al-Shbaab taageerta” ayuu yiri Milkiilaha Waagacusub Mr Dahir Alasow.



Madaxweynaha Somalia Hassan Sheekh Mohamud ayaa Saraakiisha amaanka u qoray Warqad uu ku weeydiistay iney si degdega u xanibaan booqashadda Website-yadda Waagacusub Media sida uu sheegay Taliyaha NISA ee Gobolka Banaadir Abdihakim Fareey.

Amarka Madaxweynaha Somalia ayaa ka dambeeyay kadib markii Xildhibaanad Khadiijo Mohamed Diiriye ka  sheegtay kulankii Baarlamaanka in xogta ku saabsan weerarkii Daallo lagu daabacay Waagacusub todobaad ka hor ,halka gudigga amnigana ay Baarlamaanka horgeeyeen macluumaad ay kala baxeen Waagacusub kaas oo toban maalmood kadib noqday xaqiiqo.

Gudoomiyaha Maxkamadda sare ee Qaranka Caydiid Ilka Xanaf ayaa Waagacusub u sheegay inuusan waxba ka ogeyn amarka lagu xanibay booqashadda Website-yo uu Waagacusub ka mid yahay.

"Waa sharci daro iyo kaligii talisnimo in Website-yadda madaxabanaan la xanibo booqashadooda iyadoo aan sidaas Maxkamad xukumin” ayuu yiri Caydiid Ilka xanaf.

Gudoomiyaha Maxkamadda gobolka Banaadir Mr Xaashi Nuurre ayaa isagana sheegay in laga been abuuray oo aan loo soo gudbin dacwad ku saabsan xanibitaanka 31-ka Websites.

Xeer Ilaaliye ku xigeenka Qaranka Somalia Mukhtar Nur ayaa xanibitaanka lagu sameeyay Website-yadda madaxabanaan ku tilmaamay sharci daro iyo ku xadgudub aan laga fiirsan.

Si kastaba ha ahaatee, waxeey noqotay nasiibdaro weyn oo bulshadda ka yaabisay iney Website-yadii Al-Shabaab ka shaqeeynayaan Muqdisho halka laga xiray kuwii madaxabanaanaa ee shacabka ka wacyi gelinaayay halista argagixisadda Somalia.

Share on Social Media

Somalia: Underage minority girl raped and knifed as video showed

Waagacusub.net - A group of boys raped a young underage girl from minority subclan by cutting her with knife and threatening her to kill. Full Article

 

Somalia ends 2016 with gloomy record of repression against journalists, says NUSOJ

Deadly attacks on reporters and their news outlets as well as a government campaign of repression under a new media law marked 2016 in Somalia, reinforcing a dangerous climate of impunity toward the news media, says the National Union of Somali Journalists (NUSOJ). Full Article

 

Somalia: Welcoming new Federal Parliament, Ban urges completion of electoral process

United Nations Secretary-General Ban Ki-moon has welcomed the inauguration of the new Federal Parliament of Somalia on 27 December and warmly congratulated the people of Somalia on this historic achievement in their quest for universal suffrage by 2020. Full Article

 

Somalia: Elections for the House of the People commences in Banadir region

Two candidates were voted to the House of the People as the electoral process for Banaadir region started today. Full Article

 

Drought in Somalia What are we waiting for? NGOs Call for Action

By the 15th of November 2016, the rains in Somalia were roughly 1 month late. The past two seasonal rains (Deyr 2015, Gu 2016) have varied regionally, however the general trend has been that the Deyr 2015 rains were strong, but ended a month early, leading to a longer dry season in early 2016. The Gu 2016 rains were strong in late April and early May, but ended abruptly causing crop failures in Southern-most regions. Evidence and feedback from the field show that the drought is wide-spread in Puntland, Somaliland, and most parts of the southern and central regions, including Hiraan,Galgaduud, Gedo, Lower Shabele, Mudug and Jubaland. Full Article

 

Obama Expands War With Al Qaeda to Include Shabab in Somalia

WASHINGTON — The escalating American military engagement in Somalia has led the Obama administration to expand the legal scope of the war against Al Qaeda, a move that will strengthen President-elect Donald J. Trump's authority to combat thousands of Islamist fighters in the chaotic Horn of Africa nation. Full Article

 

Somalia delays presidential election for the third time

MOGADISHU, Somalia – Somalia's government has delayed presidential polls for the third time amid allegations of bribery, fraud and intimidation of voters. Full Article

 

SOMALIA'S 1992 THANKSGIVING: REFLECTIONS ON U.S. HUMANITARIAN INTERVENTION IN THE HORN OF AFRICA

The U.S. intervention in Somalia is not remembered fondly, but it saved thousands of lives. Full Article

 

Daawo Wariye Somalia oo su-aal adag weeydiiyay Ra'isulwasaaraha Yahuuda?

Daawo Wariye Somalia oo su-aal adag weeydiiyay Ra'isulwasaaraha Yahuuda? Full Article

 

Somalia: Underage minority girl raped and knifed as video showed

Waagacusub.net - A group of boys raped a young underage girl from minority subclan by cutting her with knife and threatening her to kill.

Somalia ends 2016 with gloomy record of repression against journalists, says NUSOJ

Deadly attacks on reporters and their news outlets as well as a government campaign of repression under a new media law marked 2016 in Somalia, reinforcing a dangerous climate of impunity toward the news media, says the National Union of Somali Journalists (NUSOJ).

Somalia: Welcoming new Federal Parliament, Ban urges completion of electoral process

United Nations Secretary-General Ban Ki-moon has welcomed the inauguration of the new Federal Parliament of Somalia on 27 December and warmly congratulated the people of Somalia on this historic achievement in their quest for universal suffrage by 2020.

Somali journalists on Lesbos hope for the best — asylum in Europe

Journalists aren't allowed inside Moria refugee camp on the Greek island of Lesbos. So, I probably never would have met Kamal Hassan if it hadn't been for the fire.

Somalia: Elections for the House of the People commences in Banadir region

Two candidates were voted to the House of the People as the electoral process for Banaadir region started today.

Donald Trump begins overhaul as first executive orders signed

Donald Trump has taken his first steps as president, signing an executive order which targets the signature health care reforms of his predecessor. Full Article

 

Italy school bus crash and fire leaves 16 dead

A bus carrying schoolchildren has crashed and caught fire in northern Italy, killing at least 16 people, emergency officials say. Full Article

 

China's GDP Growth rate % (inflation adjusted)

China is the world's second-biggest importer of both goods and commercial services, meaning its economic performance has a big knock-on impact around the world. Full Article

 

Somalia: Underage minority girl raped and knifed as video showed

Waagacusub.net - A group of boys raped a young underage girl from minority subclan by cutting her with knife and threatening her to kill. Full Article

 

Somalia ends 2016 with gloomy record of repression against journalists, says NUSOJ

Deadly attacks on reporters and their news outlets as well as a government campaign of repression under a new media law marked 2016 in Somalia, reinforcing a dangerous climate of impunity toward the news media, says the National Union of Somali Journalists (NUSOJ). Full Article

 

Somalia: Underage minority girl raped and knifed as video showed

Waagacusub.net - A group of boys raped a young underage girl from minority subclan by cutting her with knife and threatening her to kill. Full Article

 

Somalia: Welcoming new Federal Parliament, Ban urges completion of electoral process

United Nations Secretary-General Ban Ki-moon has welcomed the inauguration of the new Federal Parliament of Somalia on 27 December and warmly congratulated the people of Somalia on this historic achievement in their quest for universal suffrage by 2020. Full Article

 

MOG-AID-ISSUE Fears Britain's £500 billion donation to Somalia could be misused by terrorists or criminal gangs

A leaked document revealed that parts of the country are still insecure Full Article

 

Daawo Hodan Cabdiraxman iyo Mursal Muse oo soo saaray hees la yiraa Jaceyl Mira dhalay HABIQLEYSO

Daawo Hodan Cabdiraxman iyo Mursal Muse oo soo saaray hees la yiraa Jaceyl Mira dhalay HABIQLEYSO Full Article

 

Dhageyso fadeexo Masuul ka tirsan guddigga doorashadda Qaranka oo sheegay ineysan aqoon sababta loo magacaabay iyo waxeey qabanayaan ?

Dhageyso fadeexo Masuul ka tirsan guddigga doorashadda Qaranka oo sheegay ineysan aqoon sababta loo magacaabay iyo waxeey qabanayaan ? Full Article