HEADLINES:

Waagacusub Radio

Dhageyso dilalkii ugu yaabka badnaay ee Xamar ka dhacay ?

Hits: 4194 | Sunday September 23, 2018 - 09:06:51
Dhageyso dilalkii ugu yaabka badnaay ee Xamar ka dhacay ?

Click here to listen »

Dhageyso Sirculus - Cali shucaac oo kashifay shantii qodob ee Cagjar u saxiixay Oromadda iyo shirqool ka dhana Ogaadeen

Hits: 6113 | Tuesday September 18, 2018 - 08:52:36
Dhageyso Sirculus - Cali shucaac oo kashifay shantii qodob ee Cagjar u saxiixay Oromadda iyo shirqool ka dhana Ogaadeen

Click here to listen »

Dhageyso Warbaahinta Caalamka oo faafisay halista Askarta Al-Shabaab ee Dowladda isu dhiiba iyo dilalkii ugu yaabka badnaay sideey u fuliyeen

Hits: 5051 | Wednesday June 06, 2018 - 07:41:54
Qaar ka mid ah dadka kasoo goostay Al-Shabab waxay dileen madax iyo ciidan, halka kuwo kale ay dib u laabtaan muddo marka ay joogaan. Kuwo kale waxay ururiyaan xogta laamaha dawladda iyo tan xubnaha soo goostay ee kale oo ay ku cabsigeliyaan, si ay uga hor istaagana inay wada shaqayn la sameyaan dawladda ama inay macluumaad siiyaan – sidaasi waxaa barnaamijka Galka Baarista ee Idaacadda VOA u sheegay khubaro dhinaca amniga, waana mowduuca Barnaamijkaasi ee toddobaadkan. Waxaa soo diyaariyey soona jeedinaya Haaruun Macruuf.

Click here to listen »

Dhageyso banaanbax looga soo horjeeda Gudoomiye Taabit oo Beca ka iibsaday Barxadii Ceelgaab

Hits: 4735 | Tuesday January 16, 2018 - 15:38:35
Dhageyso banaanbax looga soo horjeeda Gudoomiye Taabit oo Beca ka iibsaday Barxadii Ceelgaab

Click here to listen »

Dhageyso VOA Cabdikariim Guled oo sheegay in Xukumadda Farmaajo gashay qalad weyn iyo qiyaano Qaran kana been sheegtay

Hits: 5455 | Wednesday September 06, 2017 - 18:13:22
Madaxweynihii hore ee Galmudug Cabdikariin Xuseen Guuleed ayaa ka jawaabay go'aanka Gollaha Wasiirada ee lagu sheegay in heshiis la saxiixay 2-dii May 2016 oo ay Dawladda Federaalka Soomaaliya iyo Dawladda Federaalka Ethiopia ku heshiiyeen in ay si wada jir ah isaga kaashadaan la dagaallanka nabad-diidka iyo argagixisada si loo xaqiijiyo sugidda amniga iyo xasilloonida labada dal. Go'aanka dawladda waxaa sidoo kale lagu sheegay in Heshiiskan ay Dowladda Federaalka u wada saxiixay Wasiirkii hore ee Boostada iyo Isgaarsiinta Mudane Maxamed Jaamac Mursal (Geelle) iyo Mudane Cabdikarin Xuseen Guuleed.

Click here to listen »

Dhageyso Xildhibaan Mahad Salad oo VOA u sheegay iney been tahay dacaayadda Ethiopia iyo Dowladda Farmaajo ka faafisay "ONLF Xamar beey joogeen weligeena heshiis ku saabsan ma saxiixin"

Hits: 6426 | Wednesday September 06, 2017 - 18:08:30
Sida lagu sheegay warka ka soobaxay dowladda, waxaa golaha la horgeeyay nuqulka heshiisyo ay dowladda federaalka Soomaaliya la gashay dowladda Ethiopia 7-dii June 2015-kii kaas oo dhanka Soomaaliya uu u saxiixay Wasiirru Dowlihii Madaxtooyada Xildhibaan Mahad Maxamed Salaad ee dawladdii Madaxweyne Xasan Sheekh Maxamuud. Wariyeheenna Maxamed Colaad Xassan ayaa khadka taleefanka Muqdisho kula xiriiray Xildhibaan Mahad Maxamed Salaad wuxuuna weydiiyay waxa uu ahaa heshiiska uu saxiixay.

Click here to listen »

Dhageyso Wasiirka Warfaafinta Ethiopia oo si rasmiya u xaqiijiyay in Dowladda Farmaajo u gacan gelisay Halyeeyga ONLF Qalbi dhagax

Hits: 4703 | Thursday August 31, 2017 - 21:13:05
Dowladda Ethiopia ayaa markii ugu horreysay xaqiijisay in dowladda Soomaaliya ay u soo gacan galisay sarkaal ka tirsanaa ururka ONLF oo toddobaadkii hore la sheegay in lagu qabtay magaalada Gaalkacyo. Dr. NEGERI Lencho, wasiirka arrimaha warbaahinta dowladda Ethiopia ayaa wareysi uu siiyay qeybta Afka Amxaariga ee idaacadda VOA ku sheegay in dowladda Somalia ay usoo gacan galisay Cabdikariim Sheekh Muuse oo ka tirsanaa ururka ONLF. "Waxaan kuu xaqijiyay in Ethiopia loo soo gudbiyay sarkaalka ONLF ka tirsan, waxaana soo gudbinta ay ku dhacday heshiis nagala dhaxeeya dowladda Somalia. Mas'uulkan wuxuu ka tirsan yahay ururka ONLF oo ah urur argagixiso ah" ayuu yiri.

Click here to listen »

Dhageyso Wasiirkii Biyomaal ee abaabulay weerarkii Bariire oo tacsi u diray qoysaska dadkii lagu xasuuqay Beerta Xuseen Tabliiq

Hits: 6294 | Monday August 28, 2017 - 17:50:44
Dhageyso Wasiirkii Biyomaal ee abaabulay weerarkii Bariire oo tacsi u diray qoysaska dadkii lagu xasuuqay Beerta Xuseen Tabliiq

Click here to listen »

Dhageyso Nin ka badbaaday xasuuqii Bariire oo ka sheekeeyay wixii dhacay

Hits: 9294 | Monday August 28, 2017 - 04:50:47
Somalis refuse to bury dead until state admits killing them in U.S.-backed raid (Fixes bullet points) * Ten people, including three children, killed in operation * U.S. says its troops were supporting, will investigate * Relative says no peace without apology, compensation

Click here to listen »

Heesta Qarniga iyo qisa dhaba - Xidigta Najmo Qurux

Hits: 5761 | Tuesday August 22, 2017 - 18:21:35
Heesta Qarniga iyo qisa dhaba - Xidigta Najmo Qurux

Click here to listen »

Hees cusub Anshax - Fanaan Omar Fantastic iyo Muusikiistaha weyn Waniinaaye

Hits: 7823 | Wednesday March 15, 2017 - 07:38:12
Hees cusub Anshax - Fanaan Omar Fantastic iyo Muusikiistaha weyn Waniinaaye

Click here to listen »

Dhageyso Xiddiga cusub ee Xamar Cadeey oo soo saaray hees Dalxiis

Hits: 6634 | Sunday January 29, 2017 - 01:17:47
Dhageyso Xiddiga cusub ee Xamar Cadeey oo soo saaray hees Dalxiis .

Click here to listen »

Dhageyso dhalinyaro Somalia oo laga masaafuriyay Mareykanka

Hits: 22692 | Thursday January 26, 2017 - 05:00:05
More than 90 Somali nationals and two Kenyans on Wednesday arrived at Jomo Kenyatta International Airport after being deported from the United States. The deportees, believed to have been affected by US President Donald Trump's implementation of his pledge to crack down on illegal immigrants, arrived at the airport at midday aboard Omni, an American Charter Airline. The Somalis then boarded a flight that left for Mogadishu at 3pm. Security sources at the airport said the travellers were accompanied by security officers, who also accompanied them to Mogadishu. Airport OCPD Zipporah Waweru confirmed that there had been a plane carrying Somalis in transit to Mogadishu, but she could not confirm whether they were deportees. "They have left and to me, they looked happy so I cannot for sure tell you that they were deported or not," Ms Waweru said. Mr Trump had vowed during the campaign for the White House to kick out illegal immigrants and immigrants with criminal records, saying they would be deported at their own cost. On Tuesday, Mr Trump said he was ready to build a wall on the Mexican border and send away illegal immigrants as he rolled out a series of immigration decrees. Officials said Mr Trump had directed that migrant quotas and programmes be cut, thus slowing down the processing of visas. The orders would restrict immigration and access to the United States for refugees and visa holders from Iraq, Iran, Libya, Somalia, Sudan, Syria and Yemen, according to American media. During his campaign, Mr Trump said he would deport or jail up to three million illegal migrants.

Click here to listen »

Dhageyso Hees Xamar aan ku dhex ooyo Fanaan Khadar Keeyow

Hits: 21857 | Monday January 23, 2017 - 01:51:51
Inaan kuu ilmeeyo Aawadaa hurdi waayo. Inaan oonta diidoo Afkanaan biyo saarin. ———— Adna aad istariixdoo Arrimadaad igu beertay Axdigii fulin weeyso Waa imtixaanka aduuniyo Arrin aanan fileeyn. —— Urugadiyo xanuunka Utuntaan qarsanaayey Bulshadiina ogaatee illaah baan kugu daayee Xamar aan ku dhex ooyo adna aroos inankaad Anigiiga jeclaatay Iska aroos inankaad Abaayooy iga raacday.

Click here to listen »

Dhageyso Ajakis oo afka furtay isagoo sheegay sidii loo dilay iyo ninkii Xabsiga dhigay oo Malaku moowd la mooday madoowgiisa

Hits: 22208 | Saturday January 21, 2017 - 20:38:12
Dhageyso Ajakis oo afka furtay isagoo sheegay sidii loo dilay iyo ninkii Xabsiga dhigay oo Malaku moowd la mooday madoowgiisa.

Click here to listen »

Dhageyso Fanaanadda Fartuun Laki oo soo saartay heestii ugu shidneed Laxan Erayo iyo Music

Hits: 10417 | Friday January 20, 2017 - 05:05:14
Fanaanadda Fartuun Laki oo soo saartay heestii ugu shidneed Laxan Erayo iyo Music

Click here to listen »

Dhageyso Fanaan Dayax Dalnuurshe oo soo saaray heesta Hodan indhaheeygiyaay

Hits: 12491 | Saturday January 14, 2017 - 22:23:43
Hodan Indhaheeygiyeey Hamiggii qalbigeeygiyeey Horyaalkii dumarka iyo Waxaad tahay lama huraan Haldhaa wadankeeda iyo Hiddiyo dhaqankeeda jecel. ——————— Habeen dhalad lagu hirtaay Halyeeyad la guursadaay Adaan kuu heesayaa Adaan hablaba dhamaan Hodan kaala soo baxoo Hodza Happy yeey cadeey Hubaashi naftaa ku jecel.

Click here to listen »

Dhageyso heesta sanadka ee Yarta weey shidantee ma u sheegteen By Fanaan Khadar Keeyow

Hits: 10504 | Monday January 09, 2017 - 19:05:32
Shacnigaa quruxdeeda Sheekiyo qosolkeeda Yarta weey shidantee Moow sheegteen Moow sheegteen Moow sheegteen Caasha weey shidantee Moow sheegteen

Click here to listen »

Dhageyso Fanaaniin caana oo soo qaaday hees Wadani waa kuma maxaase lagu gartaa ?

Hits: 12125 | Saturday December 31, 2016 - 09:27:01
Fanaaniinta Xanfar Yare iyo Muna Xidigta oo soo wada qaaday hees lagu garbaashay Madaxweynaha waqtigiisa dhamaaday.

Click here to listen »

First Somali interregional all-girls basketball tournament held despite warning

Hits: 4433 | Thursday December 29, 2016 - 07:01:43
Despite threats and warning, Somalia held its first ever interregional all-girls basketball tournament which ended on Monday with Banaadir region crowned champions. Hundreds of Somali basketball lovers gathered in the northeastern Somalia town of Garoowe in the Puntland state to watch the finale which saw Banaadir ladies stump the ladies from Hirshabelle state by 66-46. The tournament was a success after the governor of the host region, Omar Abdullahi Osman, downplayed warnings by the Somali Religious Council which said the tournament violates Islamic law, local media Hiiraan reported. "We warn that the women basketball violates the Islamic law, culture and its values, and it is a place where women can be easily corrupted. Women should know that they are susceptible to the enemy of Islam, and that youth in particular is the target for those who want to change your Islamic values," the chairman of the council, Sheikh Bashir Ahmed Salat, was quoted by VOA Somali. The governor however explained that the games offer Somali women a platform to exhibit their talents as it is done in many Islamic countries. Basketball is a popular sport in Somalia and has produced laurels for the country including Farhiya Abdi, a Swedish-born Somali professional WNBA player with the Los Angeles Sparks who is a role model for many Somali girls.

Click here to listen »

The New Scramble for Somalia: The Role of Diaspora Somalis with dual citizenship

Waagacusubmedia.info - Becoming an American citizen through naturalization requires taking the Oath of Allegiance, loudly. The first part of the Oath of Allegiance reads, "I hereby declare, on oath, that I absolutely and entirely renounce and abjure all allegiance and fidelity to any foreign prince, potentate, state, or sovereignty of whom or which I have heretofore been a subject or citizen." Mr. Mohamed Abdullahi Farmaajo did exactly that when he took the Oath of Allegiance and became a US citizen some 30 years ago. On 8 February 2017, he was elected President of the Federal Republic of Somalia.

OUT OF CONTROL VILLA SOMALIA ATTACKS OPPOSITION POLITICAL FIGURES

Waagacusubmedia.info - The government of President Mohamed Abdullahi Farmaajo and Prime Minister Hassan Ali Kheyre is out of control, using security forces to target opposition political figures. The attacks are part of a proxy war orchestrated and led by Fahad Yasin, the Chief of Staff of Villa Somalia, using the National Intelligence and Security Agency, current and former Al-Shabaab's Amniyat operatives paid for and loyal to Fahad and Qatar.

Somalia: Underage minority girl raped and knifed as video showed

Waagacusub.net - A group of boys raped a young underage girl from minority subclan by cutting her with knife and threatening her to kill.

Somalia ends 2016 with gloomy record of repression against journalists, says NUSOJ

Deadly attacks on reporters and their news outlets as well as a government campaign of repression under a new media law marked 2016 in Somalia, reinforcing a dangerous climate of impunity toward the news media, says the National Union of Somali Journalists (NUSOJ).

Somalia: Welcoming new Federal Parliament, Ban urges completion of electoral process

United Nations Secretary-General Ban Ki-moon has welcomed the inauguration of the new Federal Parliament of Somalia on 27 December and warmly congratulated the people of Somalia on this historic achievement in their quest for universal suffrage by 2020.

Unusual silence of UN, US, EU, and AU on the political crisis dismantling Somalia

Waagacusubmedia.info 15 days passed since the Council of Inter-State Cooperation of the Federal Member States of Somalia declared the halting of their cooperation with the Federal Government of President Mohamed Abdullahi Farmajo as protest for its divisive actions and failures in inclusive politics, security, constitutional review, respect of the human rights, corruption, election preparation, and promotion of federalism (decentralization system), while the international community, particularly the UN, US, EU, and AU,remain unusually silent about this political crisis undermining the whole statebuilding efforts in Somalia. Full Article

 

The New Scramble for Somalia: The Role of Diaspora Somalis with dual citizenship

Waagacusubmedia.info - Becoming an American citizen through naturalization requires taking the Oath of Allegiance, loudly. The first part of the Oath of Allegiance reads, "I hereby declare, on oath, that I absolutely and entirely renounce and abjure all allegiance and fidelity to any foreign prince, potentate, state, or sovereignty of whom or which I have heretofore been a subject or citizen." Mr. Mohamed Abdullahi Farmaajo did exactly that when he took the Oath of Allegiance and became a US citizen some 30 years ago. On 8 February 2017, he was elected President of the Federal Republic of Somalia. Full Article

 

Parliament Speaker Jawari bears witness to the triumph of political Gangsterism and despotism in Somalia

Waagacusubmedia.info - Democratic constitutions provide legal instruments consisting of petitions and motions to the citizens, including elected officials, to promote public policy, seek justice and accountability, resolve political differences and conflicts, and ensure public participation in the political process. Particularly, the motion of no confidence (motion to vacate the chair) against Speaker of parliament is considered "privileged motion" which means it has fast track to the floor of parliament for debate and voting. Therefore, motion against the President, the Speaker and his deputies, and the Prime Minister and his Cabinet can't be ruled out or limited. Full Article

 

OUT OF CONTROL VILLA SOMALIA ATTACKS OPPOSITION POLITICAL FIGURES

Waagacusubmedia.info - The government of President Mohamed Abdullahi Farmaajo and Prime Minister Hassan Ali Kheyre is out of control, using security forces to target opposition political figures. The attacks are part of a proxy war orchestrated and led by Fahad Yasin, the Chief of Staff of Villa Somalia, using the National Intelligence and Security Agency, current and former Al-Shabaab's Amniyat operatives paid for and loyal to Fahad and Qatar. Full Article

 

The UN and Genocide by Starvation in Somalia

According to just released information sourced from the UN's Food and Agriculture Organization (FAO) and the FSNAU between October 2015 and April 2016, a period of only six months, upwards of 400,000 Somali's, two thirds of whom were children, died of starvation. Full Article

 

Somalia: Underage minority girl raped and knifed as video showed

Waagacusub.net - A group of boys raped a young underage girl from minority subclan by cutting her with knife and threatening her to kill. Full Article

 

Somalia: Welcoming new Federal Parliament, Ban urges completion of electoral process

United Nations Secretary-General Ban Ki-moon has welcomed the inauguration of the new Federal Parliament of Somalia on 27 December and warmly congratulated the people of Somalia on this historic achievement in their quest for universal suffrage by 2020. Full Article

 

MOG-AID-ISSUE Fears Britain's £500 billion donation to Somalia could be misused by terrorists or criminal gangs

A leaked document revealed that parts of the country are still insecure Full Article

 

Daawo Hodan Cabdiraxman iyo Mursal Muse oo soo saaray hees la yiraa Jaceyl Mira dhalay HABIQLEYSO

Daawo Hodan Cabdiraxman iyo Mursal Muse oo soo saaray hees la yiraa Jaceyl Mira dhalay HABIQLEYSO Full Article

 

Dhageyso fadeexo Masuul ka tirsan guddigga doorashadda Qaranka oo sheegay ineysan aqoon sababta loo magacaabay iyo waxeey qabanayaan ?

Dhageyso fadeexo Masuul ka tirsan guddigga doorashadda Qaranka oo sheegay ineysan aqoon sababta loo magacaabay iyo waxeey qabanayaan ? Full Article