HEADLINES:

Waagacusub Radio

Dhageyso waalida Madaxweynaha HirShabelle oo dhaqankii kaligii taliska bilaabay

Hits: 6610 | Friday December 16, 2016 - 06:05:37
Maamulka Hirshabeelle iyo qaar ka mid ah maamul-goboleedyada Somalia ayaa diiday go'aanka guddiga khilaafaadka doorashada Somalia ay ku laaleen qaar ka mid ah kuraasta baarlamaanka Somalia oo guddigu sheegay in cabashooyin laga keenay.Guddiga ayaa shalay sheegay in dib loogu noqonayo doorashada 11 ka mid ah kuraasta cusub ee baarlamanka Soomaaliya.

Click here to listen »

Dhageyso Ciidanka Puntland oo burburiyay guryo uu leeyahay nin u dhashay Galmudug

Hits: 8451 | Saturday December 10, 2016 - 05:53:46
Ciidanka PUntland

Click here to listen »

Dhageyso Madaxweyne Garguurte oo shaaciyay iney heshiiska uga baxeen Shirkadahii tuugadda ahaay sida qarsoodiga loola galay ajnabiyiinta

Hits: 8193 | Thursday December 08, 2016 - 04:20:18
adaxweynaha dalka ee uu wakhtigiisu dhamaaday Xasan Sheekh Maxamuud ayaa ku fashilmay Heshiisyo qarsoodi ah oo uu la galay Shirkado Ganacsi oo caalami ah. Madaxweyne Xassan oo shirkadahaasi ka waayay dhaqaalihii ay ku ballameen ayaa iminka shaaciyay in Shirkadahaasi Ganacsi ay Heshiiskooda Hakiyeen. Madaxweynaha Soomaaliya ayaa sheegay in Shirkado ganacsi oo caalami ah ay dowladda Soomaaliya ay la gashay heshiisyo Maalgashi oo kala duwan. Waxaa uu sheegay in shirkadaha qaarkood ay dowladda Soomaaliya ay si deg deg ah u joojisay ka dib markii ay fulin waayeen waxyaabihii looga baahnaa. Madaxweynaha Soomaaliya ayaa sidoo kale sheegay in hadda shirkaddo badan oo ay kula jiraan heshiisyo in ay dib u eegidoonaan.

Click here to listen »

Dhageyso Garguurte oo Puntland ku qafiifay isagoo Madaxweynaha Jubaland ugu mahadceliyay sidii Madaxweyne Puntland

Hits: 17354 | Tuesday December 06, 2016 - 03:09:34
Garguurte oo kala aqoon waayay Jubaland iyo Puntland

Click here to listen »

Hees Macaanoow hadaadan joogin - madashu maaweelo maleh

Hits: 11930 | Monday December 05, 2016 - 03:44:42
Macaanoow hadaadan joogin, madashu hadaadan joogin,masraxa hadaadan muuqan

Click here to listen »

Dhageyso Aabaha dhalay wiilal Sweden lagu dilay oo shaaciyay cidda dishay Caruurtiisa

Hits: 28791 | Sunday December 04, 2016 - 05:25:26
Laba wiil oo Soomaali ah ayaa xalay toogasho lagu dilay magaalada Stockholm ee caasimadda Sweden. Dadkan ayaa la sheegayaa inay ku dhinteen rasaas ay rideen dad wejiyada soo xidhay. Wiilashan oo walaalo ahaa ayaa lagu dhex toogtey maqaayad ay wax ka cunayeen sida uu aabahood u xaqiijiyey VOA. Faysal iyo Zakariye Cartan ayaa waxaa ay ku dhasheen dalka Sucuudiga iyaga oo da'yarna la keenay dalak Sweden. Sida uu aabaha wiilasha sheegayna waxaa ay udhinteen dakano mid ka mid ah loo haystey dil la xariiro wiilal Soomaali iyo ajaanib isugu jirta oo isla dalkaas lagu diley, qaarna la xirxirey sanadki hore. Jaamac Buulle Jaamac ayaa dilkan ka waraystay aabe Cartan Cabdi Jimcaale.

Click here to listen »

Dhageyso Waa kuma wiilkii Somaliga ee weeraray Jaamacadda Ohio ?

Hits: 13732 | Saturday December 03, 2016 - 04:00:55
Cabdirisaaq Cali Cartan oo ah nin Soomaali ah oo lagu tuhunsan yahay inuu ka dambeeyey weerarkii Isniintii ka dhacay Jaamacadda Ohio State University ayaa shalay lagu aasay magaalada Columbus. Qoyskiisa ayaan weli la hadlin saxaafadda iyaga oo sheegay inay ka war sugayaan baadhitanaka ay booliisku wadaan. Hay'adda dambi baadhista Maraykanka ee FBI-da ayaa sheegtay in weerarkaas uu lahaa calaamadaha weerar argagixiso.

Click here to listen »

Dhageyso xaaladda Baydhabo oo faraha ka baxday iyo Asharaafta Shariif Sakiin oo la afduubay

Hits: 9221 | Friday December 02, 2016 - 04:26:19
Dhageyso xaaladda Baydhabo oo faraha ka baxday iyo Asharaafta Shariif Sakiin oo la afduubay

Click here to listen »

Maxaad ka taqaan heesta ugu shidan ee Fanaanadda Iqra Yarey qaaday

Hits: 11440 | Wednesday November 30, 2016 - 19:27:53
Maxaad ka taqaan heesta ugu shidan ee Fanaanadda Iqra Yarey qaaday

Click here to listen »

Dhageyso guddigga doorashadda Galmudug oo Dowladda Mareykanka si kulul ugu jawaabay

Hits: 5135 | Wednesday November 23, 2016 - 22:03:02
Dhageyso guddigga doorashadda Galmudug oo Dowladda Mareykanka si kulul ugu jawaabay

Click here to listen »

Dhageyso Ugaaska Reer Aw Xasan"Faarax Cabduqadir waa nin ka halis badan Axmed Godane wuxuuna halis gelin doonaa Somalia"

Hits: 16198 | Thursday August 04, 2016 - 15:29:40
Dhageyso Ugaaska Reer Aw Xasan"Faarax Cabduqadir waa nin ka halis badan Axmed Godane waxaana hubaa inuu Hawiye ka dhigi doono sidii boqortooyaddii Ajuuraan"

Click here to listen »

Dhageyso qeybta 2-aad Cod si sira looga duubay Madaxweyne Garguurte ?

Hits: 20527 | Thursday August 04, 2016 - 15:15:31
Dhageyso qeybta 2-aad Cod si sira looga duubay Madaxweyne Garguurte ?

Click here to listen »

Wasiirka Maaliyadda Khaatuma State -Wareysi

Hits: 194 | Tuesday November 19, 2013 - 19:07:16

Click here to listen »

The New Scramble for Somalia: The Role of Diaspora Somalis with dual citizenship

Waagacusubmedia.info - Becoming an American citizen through naturalization requires taking the Oath of Allegiance, loudly. The first part of the Oath of Allegiance reads, "I hereby declare, on oath, that I absolutely and entirely renounce and abjure all allegiance and fidelity to any foreign prince, potentate, state, or sovereignty of whom or which I have heretofore been a subject or citizen." Mr. Mohamed Abdullahi Farmaajo did exactly that when he took the Oath of Allegiance and became a US citizen some 30 years ago. On 8 February 2017, he was elected President of the Federal Republic of Somalia.

OUT OF CONTROL VILLA SOMALIA ATTACKS OPPOSITION POLITICAL FIGURES

Waagacusubmedia.info - The government of President Mohamed Abdullahi Farmaajo and Prime Minister Hassan Ali Kheyre is out of control, using security forces to target opposition political figures. The attacks are part of a proxy war orchestrated and led by Fahad Yasin, the Chief of Staff of Villa Somalia, using the National Intelligence and Security Agency, current and former Al-Shabaab's Amniyat operatives paid for and loyal to Fahad and Qatar.

Somalia: Underage minority girl raped and knifed as video showed

Waagacusub.net - A group of boys raped a young underage girl from minority subclan by cutting her with knife and threatening her to kill.

Somalia ends 2016 with gloomy record of repression against journalists, says NUSOJ

Deadly attacks on reporters and their news outlets as well as a government campaign of repression under a new media law marked 2016 in Somalia, reinforcing a dangerous climate of impunity toward the news media, says the National Union of Somali Journalists (NUSOJ).

Somalia: Welcoming new Federal Parliament, Ban urges completion of electoral process

United Nations Secretary-General Ban Ki-moon has welcomed the inauguration of the new Federal Parliament of Somalia on 27 December and warmly congratulated the people of Somalia on this historic achievement in their quest for universal suffrage by 2020.

The New Scramble for Somalia: The Role of Diaspora Somalis with dual citizenship

Waagacusubmedia.info - Becoming an American citizen through naturalization requires taking the Oath of Allegiance, loudly. The first part of the Oath of Allegiance reads, "I hereby declare, on oath, that I absolutely and entirely renounce and abjure all allegiance and fidelity to any foreign prince, potentate, state, or sovereignty of whom or which I have heretofore been a subject or citizen." Mr. Mohamed Abdullahi Farmaajo did exactly that when he took the Oath of Allegiance and became a US citizen some 30 years ago. On 8 February 2017, he was elected President of the Federal Republic of Somalia. Full Article

 

Parliament Speaker Jawari bears witness to the triumph of political Gangsterism and despotism in Somalia

Waagacusubmedia.info - Democratic constitutions provide legal instruments consisting of petitions and motions to the citizens, including elected officials, to promote public policy, seek justice and accountability, resolve political differences and conflicts, and ensure public participation in the political process. Particularly, the motion of no confidence (motion to vacate the chair) against Speaker of parliament is considered "privileged motion" which means it has fast track to the floor of parliament for debate and voting. Therefore, motion against the President, the Speaker and his deputies, and the Prime Minister and his Cabinet can't be ruled out or limited. Full Article

 

OUT OF CONTROL VILLA SOMALIA ATTACKS OPPOSITION POLITICAL FIGURES

Waagacusubmedia.info - The government of President Mohamed Abdullahi Farmaajo and Prime Minister Hassan Ali Kheyre is out of control, using security forces to target opposition political figures. The attacks are part of a proxy war orchestrated and led by Fahad Yasin, the Chief of Staff of Villa Somalia, using the National Intelligence and Security Agency, current and former Al-Shabaab's Amniyat operatives paid for and loyal to Fahad and Qatar. Full Article

 

The UN and Genocide by Starvation in Somalia

According to just released information sourced from the UN's Food and Agriculture Organization (FAO) and the FSNAU between October 2015 and April 2016, a period of only six months, upwards of 400,000 Somali's, two thirds of whom were children, died of starvation. Full Article

 

Donald Trump begins overhaul as first executive orders signed

Donald Trump has taken his first steps as president, signing an executive order which targets the signature health care reforms of his predecessor. Full Article

 

Somalia: Underage minority girl raped and knifed as video showed

Waagacusub.net - A group of boys raped a young underage girl from minority subclan by cutting her with knife and threatening her to kill. Full Article

 

Somalia: Welcoming new Federal Parliament, Ban urges completion of electoral process

United Nations Secretary-General Ban Ki-moon has welcomed the inauguration of the new Federal Parliament of Somalia on 27 December and warmly congratulated the people of Somalia on this historic achievement in their quest for universal suffrage by 2020. Full Article

 

MOG-AID-ISSUE Fears Britain's £500 billion donation to Somalia could be misused by terrorists or criminal gangs

A leaked document revealed that parts of the country are still insecure Full Article

 

Daawo Hodan Cabdiraxman iyo Mursal Muse oo soo saaray hees la yiraa Jaceyl Mira dhalay HABIQLEYSO

Daawo Hodan Cabdiraxman iyo Mursal Muse oo soo saaray hees la yiraa Jaceyl Mira dhalay HABIQLEYSO Full Article

 

Dhageyso fadeexo Masuul ka tirsan guddigga doorashadda Qaranka oo sheegay ineysan aqoon sababta loo magacaabay iyo waxeey qabanayaan ?

Dhageyso fadeexo Masuul ka tirsan guddigga doorashadda Qaranka oo sheegay ineysan aqoon sababta loo magacaabay iyo waxeey qabanayaan ? Full Article