HEADLINES:

Waagacusub Tv

Daawo Mooshino iska soo horjeedo xilka qaadista Gudoomiye Jawaari iyo Raisulwasaraha

Hits: 2575 | Wednesday March 14, 2018 - 12:01:26
Mooshino iska soo horjeedo xilka qaadista Gudoomiye Jawaari iyo Raisulwasaraha

Click here to watch

Daawo baarlamaanka Somaliland oo si adag ugu jawaabay go-aanka baarlamanka Federalka Somalia

Hits: 2070 | Tuesday March 13, 2018 - 16:47:01
Daawo baarlamaanka Somaliland oo si adag ugu jawaabay go-aanka baarlamanka Federalka Somalia

Click here to watch

Daawo Go'aankii Somalia looga eryay DPWorld

Hits: 4243 | Tuesday March 13, 2018 - 03:17:17
Daawo Go'aankii Somalia looga eryay DPWorld

Click here to watch

Daawo Isaaq oo Farmaajo iyo Faqash u hanjabay - Hees loo saaray

Hits: 9443 | Sunday March 11, 2018 - 11:56:17
Isaaq oo Farmaajo iyo Faqash u hanjabay - Hees loo saaray

Click here to watch

Daawo Video Sirculus Raisulwasaaraha oo saxiixaya heshiiskii Berbera ee DPWorld

Hits: 9976 | Saturday March 10, 2018 - 22:14:46
Video Sirculus Raisulwasaaraha oo saxiixaya heshiiskii Berbera ee DPWorld

Click here to watch

Daawo Ceebta iyo dhaqan xumadda Xildhibaanadda lagu aaminay masiirka Qaranka Somalia "Musqul ayey duubayaan diyaarad dhexdeex"

Hits: 17317 | Saturday March 10, 2018 - 06:30:28
#Somalia : Haddii aad wax badan maqashay Madaxda Dawladda Federaalka Somalia diyaaradaha bay shacabka la raacaan bal sidaana waa jirtaa oo ah wajiga dhabta ah ee madaxda Dawladda qaarkood ee iyana baro! Muuqaalkaan qofka duubaya Sariiraha iyo Musqulaha diyaaradda Raisul wasaaraha ka sheekeynaya waa Xildhibaanadda qaranka looga fadhiyo in dalka iyo dadka Soomaaliyeed ka badbaadiyaan duulaanka qaawan ee ku socda. Canshuurta shacabka Muqdisho laga qaado sida loo qarash gareeyo wax ka baro.

Click here to watch

Daawo Hadalkii Cabdullahi Yusuf oo maanta dhab noqday

Hits: 12312 | Saturday March 10, 2018 - 02:31:53
Daawo Hadalkii Cabdullahi Yusuf ee maanta dhab noqday

Click here to watch

Video Qosolka aduunka Xildhibaanad reer Jabuutiya

Hits: 3732 | Monday March 05, 2018 - 19:44:22
Video Qosolka aduunka Xildhibaanad reer Jabuutiya kkkkkkkkkk

Click here to watch

Daawo arooskii ugu yaabka badnaay oo ay dhigteen 60 jir iyo 80 Jir Somalia

Hits: 4086 | Monday March 05, 2018 - 19:11:01
DAAWO: Arooski ugu yaabka badnaa oo ka dhacay Magalada Mandera ee dalka Kenya.

Click here to watch

Daawo Gudoomiyaha DPWorld Emirate-ka "Somaliland waa dal madaxbanaan balse kuwa Dowladda Federalka Somalia waxba ma qaadi karaan ,waxeey awoodoodu ku kooban tahay hadal"

Hits: 9252 | Monday March 05, 2018 - 05:57:56
Daawo Gudoomiyaha DPWorld Emirate-ka "Somaliland waa dal madaxbanaan balse kuwa Dowladda Federalka Somalia waxba ma qaadi karaan ,waxeey awoodoodu ku kooban tahay hadal"

Click here to watch

Daawo riwaayadda koobka Indha adeega iyo beenta uu ku muteeystay Ra'isulwasaaraha

Hits: 6674 | Saturday March 03, 2018 - 14:09:21
Mudane Ra'iisal wasaare beentu run ma noqoto, warsaxaafadeedka aad Xamar ku qabatay marka aad ka soo laabatay booqashadii Imaraadka waa qeyb ka mida beenta iyo mariinhabaabinta aad ku haysid shacabka Soomaaliyeed. Ceeb ma ahan inaad siyaasadda ku cusub tahay, laakiin waxaa liidasho ah inaad inta gashid qiyaano qaran haddana aad isku daydid inaad madaxa carrada ka ceshetid ama adigoo wejigabax ka caraaraya aad ka been sheegtid waxaad ogtahay. Hadalkaagu wuxuu u muuqdaa mid qiyaaneysan oo ay macquul tahay in cid saddexaad ay xukuumaddu u wakiilatay iney u saxiixaan heshiiskaas, waxaan cidaas cadeyn doona wakhtiga iney tahay shirkad ama wadan kale oo qarsoon. Cidna ma rumeysaneyso in booqashadaadii iyo kulanka dhulka Soomaaliyeed lagu kala saxiixday uu ahaay mid si kama ah isugu soo aadey oo ku yimid si shil ah. Waxaan cidina aqbali karin adigoo masuul ka ah xukuumadda Soomaaliya in dal aad booqasho ku joogto ay ku xadgudbaan madaxbanaanida midnimada dalka aad madaxda ka tahay, haddana aadan ka hadlin inta aad joogtey Abu Dabai. Waxaa kaloo ka sii murugo badan inaadan diidin heshiiska marka aad joogtey Imaraadka, inaadan ku dhawaaqin inuu heshiiskaasi yahay midaan jirin (Null & Voided) ama aadan deg deg ugu gudbin diidida xukuumadda ay heshiiskaas diidan tahay baarlamaanka oo awood u leh iney waxba kama jiraan ka soo qaadaan, caalamkana ay u cadeeyaan mowqifka dowladda ay ku diidey heshiisyadaas iyo kuwo la mida.

Click here to watch

Daawo Somaliland oo jishay Riwaayadii uu hal abuuray Ra'isulwasaare Kheyrlawe

Hits: 7245 | Saturday March 03, 2018 - 14:02:24
Somaliland oo jishay Riwaayadii uu hal abuuray Ra'isulwasaare Kheyrlawe

Click here to watch

Daawo tacadiyada iyo boobka Duqa Muqdisho Mr Yariisow oo qasabtay inuu afka furto Sheekh Maxamed Kulmiye oo indhoole ah - Jooji boobka Angaal Cismaan

Hits: 8020 | Friday March 02, 2018 - 13:29:11
Daawo tacadiyada iyo boobka Duqa Muqdisho Mr Yariisow oo qasabtay inuu afka furto Sheekh Maxamed Kulmiye oo indhoole ah

Click here to watch

Daawo Gudoomiye ku xigeenka Baarlamaanka "Dalka shisheeye ayaa qabsaday - dastuurkiina iyagaa qaatay oo dalka halis buu ku jiraa Soomaaliyeey"

Hits: 9496 | Friday March 02, 2018 - 07:15:53
Daawo Gudoomiye ku xigeenka Baarlamaanka "Dalka shisheeye ayaa qabsaday - dastuurkiina iyagaa qaatay oo dalka halis buu ku jiraa Soomaaliyeey"

Click here to watch

Ra'isulwasaare Kheyrlawe oo qasbay in Ethiopia share ku yeelato Dekadda Berbera

Hits: 5056 | Friday March 02, 2018 - 02:44:24
Ra'isulwasaare Kheyre oo qasbay in Ethiopia share ku yeelato Dekadda Berbera

Click here to watch

Daawo Hawiye tan ku dhacday taariikhda kumma dhicin

Hits: 9608 | Thursday March 01, 2018 - 08:31:29
Daawo Hawiye tan ku dhacday taariikhda kumma dhicin

Click here to watch

Daawo Majeerteenkii oo kufsiga gabadha ku deray dacaayad iyo been abuur

Hits: 6147 | Thursday March 01, 2018 - 08:21:53
Daawo Majeerteenkii oo kufsiga gabadha ku deray dacaayad iyo been abuur

Click here to watch

Daawo Dagaalkii Internet-ka oo isu bedelay Irir Samaale Vs Daarood

Hits: 14906 | Wednesday February 28, 2018 - 13:12:16
Daawo Dagaalkii Internet-ka oo isu bedelay Irir Samaale Vs Daarood

Click here to watch

Daawo Mama Malyun oo quruxdeeda soo bandhigtay - Garbasaar walaa shaashna tuurtay

Hits: 23310 | Tuesday February 27, 2018 - 02:51:49
Daawo Mama Malyun oo quruxdeeda soo bandhigtay - Garbasaar walaa shaashna tuurtay

Click here to watch

Daawo Meydka gabadh 9jir Habargidira oo ninkii hooyadeed qabay oo Majeerteena kufsaday - Burco Somaliland

Hits: 8143 | Monday February 26, 2018 - 12:45:20
Daawo Nin u dhashay beesha Majeerteen oo kufsaday gabadh 9 Jira oo u dhalatay beesha Habargidir. Gabadha meeydkeeda ayaa yaala Burco 12 maalmood. Ninka Majeerteen wuxuu dili jiray hooyadeed .

Click here to watch

The New Scramble for Somalia: The Role of Diaspora Somalis with dual citizenship

Waagacusubmedia.info - Becoming an American citizen through naturalization requires taking the Oath of Allegiance, loudly. The first part of the Oath of Allegiance reads, "I hereby declare, on oath, that I absolutely and entirely renounce and abjure all allegiance and fidelity to any foreign prince, potentate, state, or sovereignty of whom or which I have heretofore been a subject or citizen." Mr. Mohamed Abdullahi Farmaajo did exactly that when he took the Oath of Allegiance and became a US citizen some 30 years ago. On 8 February 2017, he was elected President of the Federal Republic of Somalia.

OUT OF CONTROL VILLA SOMALIA ATTACKS OPPOSITION POLITICAL FIGURES

Waagacusubmedia.info - The government of President Mohamed Abdullahi Farmaajo and Prime Minister Hassan Ali Kheyre is out of control, using security forces to target opposition political figures. The attacks are part of a proxy war orchestrated and led by Fahad Yasin, the Chief of Staff of Villa Somalia, using the National Intelligence and Security Agency, current and former Al-Shabaab's Amniyat operatives paid for and loyal to Fahad and Qatar.

Somalia: Underage minority girl raped and knifed as video showed

Waagacusub.net - A group of boys raped a young underage girl from minority subclan by cutting her with knife and threatening her to kill.

Somalia ends 2016 with gloomy record of repression against journalists, says NUSOJ

Deadly attacks on reporters and their news outlets as well as a government campaign of repression under a new media law marked 2016 in Somalia, reinforcing a dangerous climate of impunity toward the news media, says the National Union of Somali Journalists (NUSOJ).

Somalia: Welcoming new Federal Parliament, Ban urges completion of electoral process

United Nations Secretary-General Ban Ki-moon has welcomed the inauguration of the new Federal Parliament of Somalia on 27 December and warmly congratulated the people of Somalia on this historic achievement in their quest for universal suffrage by 2020.

The New Scramble for Somalia: The Role of Diaspora Somalis with dual citizenship

Waagacusubmedia.info - Becoming an American citizen through naturalization requires taking the Oath of Allegiance, loudly. The first part of the Oath of Allegiance reads, "I hereby declare, on oath, that I absolutely and entirely renounce and abjure all allegiance and fidelity to any foreign prince, potentate, state, or sovereignty of whom or which I have heretofore been a subject or citizen." Mr. Mohamed Abdullahi Farmaajo did exactly that when he took the Oath of Allegiance and became a US citizen some 30 years ago. On 8 February 2017, he was elected President of the Federal Republic of Somalia. Full Article

 

Parliament Speaker Jawari bears witness to the triumph of political Gangsterism and despotism in Somalia

Waagacusubmedia.info - Democratic constitutions provide legal instruments consisting of petitions and motions to the citizens, including elected officials, to promote public policy, seek justice and accountability, resolve political differences and conflicts, and ensure public participation in the political process. Particularly, the motion of no confidence (motion to vacate the chair) against Speaker of parliament is considered "privileged motion" which means it has fast track to the floor of parliament for debate and voting. Therefore, motion against the President, the Speaker and his deputies, and the Prime Minister and his Cabinet can't be ruled out or limited. Full Article

 

OUT OF CONTROL VILLA SOMALIA ATTACKS OPPOSITION POLITICAL FIGURES

Waagacusubmedia.info - The government of President Mohamed Abdullahi Farmaajo and Prime Minister Hassan Ali Kheyre is out of control, using security forces to target opposition political figures. The attacks are part of a proxy war orchestrated and led by Fahad Yasin, the Chief of Staff of Villa Somalia, using the National Intelligence and Security Agency, current and former Al-Shabaab's Amniyat operatives paid for and loyal to Fahad and Qatar. Full Article

 

The UN and Genocide by Starvation in Somalia

According to just released information sourced from the UN's Food and Agriculture Organization (FAO) and the FSNAU between October 2015 and April 2016, a period of only six months, upwards of 400,000 Somali's, two thirds of whom were children, died of starvation. Full Article

 

Donald Trump begins overhaul as first executive orders signed

Donald Trump has taken his first steps as president, signing an executive order which targets the signature health care reforms of his predecessor. Full Article

 

Somalia: Underage minority girl raped and knifed as video showed

Waagacusub.net - A group of boys raped a young underage girl from minority subclan by cutting her with knife and threatening her to kill. Full Article

 

Somalia: Welcoming new Federal Parliament, Ban urges completion of electoral process

United Nations Secretary-General Ban Ki-moon has welcomed the inauguration of the new Federal Parliament of Somalia on 27 December and warmly congratulated the people of Somalia on this historic achievement in their quest for universal suffrage by 2020. Full Article

 

MOG-AID-ISSUE Fears Britain's £500 billion donation to Somalia could be misused by terrorists or criminal gangs

A leaked document revealed that parts of the country are still insecure Full Article

 

Daawo Hodan Cabdiraxman iyo Mursal Muse oo soo saaray hees la yiraa Jaceyl Mira dhalay HABIQLEYSO

Daawo Hodan Cabdiraxman iyo Mursal Muse oo soo saaray hees la yiraa Jaceyl Mira dhalay HABIQLEYSO Full Article

 

Dhageyso fadeexo Masuul ka tirsan guddigga doorashadda Qaranka oo sheegay ineysan aqoon sababta loo magacaabay iyo waxeey qabanayaan ?

Dhageyso fadeexo Masuul ka tirsan guddigga doorashadda Qaranka oo sheegay ineysan aqoon sababta loo magacaabay iyo waxeey qabanayaan ? Full Article